Bushaaro bushaaro
Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta ee ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Xaafid Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho iyo hadaa girigaaga jootidba wuu kula joogaa meeshii aad joogtaba hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa...
About us
Xaafid Online Reading is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge.
Maxaad ka Taqaan mac-hadkan
Online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga guri gaaga
Faahfaahinta Machadka:- xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadk
an Xaafid Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan am
a ku nool yihiin Soomaalidu.
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:
ku saabsan macalimiinta
Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo argnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo..
qaanuunka machadka
Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin
|
Qalabka waxbarashada ee ardayga looga baahanyahay waa sidan

















Mac

